MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia ayaa khudbad uu goor dhaw ka jeediyay Xaflada Xuska Maalinta Booliiska Soomaaliyeed wuxuu ku soo hadal qaaday arimo kala duwan oo Amniga iyo Siyaasada isugu jirey.

Madaxweyne Xasan wuxuu soo hadal qaaday dhanka Siyaadada hadal heynta mucaaradka Dowlada ee marka la eego qorshahiisa siyaasadeed.

Advertisement

Hadaladii uu ka yiri wararka sheegaya in Xasan ku socdo wadadii uu Tikteetar ku noqon lahaa, halkaan ka daawo muuqaal uu diyaariyay Tv-ga Dalsan

“waxba kama jiraan cabsida dadka lagu beerayo iyo dikteetarbaa sameysmaya walaalayaal waa been”ayuu yiri Xasan Sheekh

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMagaalada uu ka soo jeedo Madaxweyne Xasan oo mar kale gacanta Dowlada ku soo noqotay
Next articleXamze iyo Geelle oo kulan ku yeeshay Jabuuti +Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here