Gudoomiyaha Golaha deegaanka ahna duqa degmada Bosaaso Mudane Abdifatah Mohamed Osmaan (Shanle) oo ay wehelinayay Xildhibaanada Golaha deegaanka, Maamulka deegaanka kalabayr, Engineero Waxgarad Ayaa kormeeray Sadex Buundo oo ay Gooyeen roobabkii gu’ga ee ka da,ay Deegaanka kaabayr ee degmada Bosaaso Kuwaas oo soo ceshay Biyo badan oo waxyeelo gaarsiiyay Laamiga iyo dhul daaqsimeedka deegaankaasi.

ujeedka Kormeerka ayaa daarnaa ogaanshaha iyo qiimaynta waxyeelada soo gaartay Buundooyinka ka goay laamiga iyo sidii looga hortagi lahaa in dhibaato ka dhacday buundooyinka loona baahan yahay in gadiidlayda la siiyo digniino si ay uga badbadaana Shilalka ka dhalankara Buundooyinka go,ay.

Advertisement

Buundooyinka ayaa muhiim u ahaa isu socodka gadiidka u kala goosha Magaalada Bosaaso oo ah xarunta ganacsiga iyo deeganada kale ee Puntland iyo Somalia.

XIGASHO: Puntlanf TV

Previous articleSarkaal ka hadlay dagaal Xalay Ka dhacay duleedka Deg.Xawaadleey
Next articleWasiirka Amniga oo shir guddomiyay kulanka Taageerada Booliiska+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here