MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xabsiyada Dowlada Somalia ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga sii daayay Maxaabiis kadib Cafis Madaxweyne Ramadaanka dartiis.

116 maximus ayaa maanta ooda laga qaday waxaana ay dib ula midoobayaan reerahooda kadib sanado ay xabsi ku jireen.

Advertisement

Xeer Ilaaliyaha ayaa madaxweynaha hor dhigay cafis inuu u fidiyo kuwa danbiyadoodu yar tahay soonka dartiis wuuna aqbalay.

dhalinyarada lasii daayay ayaa u mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo xeer ilaaliyaha waxayna balan qaadee inay qalad danbe gelin.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Previous articleShariif Sh.Axmed oo goor dhaw si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe
Next articleRuushka iyo Shiinaha oo diidmada qayaxan ku diiday Qaraar ka dhan ahaa Xamaas