Ciyaaryahanka heer caalami Maxamed Saalax ee u dhashay dalka Masar ayaa si adag kaga hadlay dagaalka Xamaas iyo Yuhuuda kadib qoraal uu soo dhigay bartiisa baraha bulshada.

Maxamed Saalax wuxuu ugu baaqay beesha caalamka inay kulan isugu yimaadaan kaasoo ay kaga hortagayaan gumaadka lagu hayo shacabka aan waxba galabsan ee reer falastiin.

Advertisement

Ciyaaryahaan wuxuu cadeeyay in baaqan sababta uu u soo jeediyay ay ka dhalatay duqeymihii bishii hore Yuhuudu u geysatay isbitaal dad shacaba ay maciin badeen, waxaana ka dhashay xasuuq baahsan.

Inta badan bulshada isboortiga dunida ayaa hore sidaan oo kale u taageereen shacabka reer Falastiin ee sida arxan darada ah loo xasuuqayo.

Previous articleNaadiya Maxamed: Gabadha Soomaaliyeed ee taariikhda cusub ka dhigtay Mareykanka
Next articleDEG DEG: Dagaal goor dhaw ka dhex qarxay SSC Qaatumo iyo Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here