Laas-caanod (dayniiile.com)-Dagaal culus ayaa goor dhaw ka bilowday duleedka dhanka Galbeed ee Magaakada Laas-caanood kaasoo u dhexeeya Ciidamada labada Maamul ee SSC Qaatumo iyo Somaliland.

Hub waa weyn ayaa la isu adeegsanayaa waxaana dagaalkaani uu imaanaya xili maalmihii ugu danbeeyay maamulka Qaatumo ay ka digayeen weerar kaga yimaada dhanka Somaliland.

Advertisement

Deeganka uu dagaalku ka bilowday ayaa u dhaw Magaaalada Laas-caanood, mar kastana xaaladu wa is badali kartaa.

Wixii war ku soo kordha dagaalkaan goor dhaw bilowday wararkeena xiga ayaan idinku soo gudbin doonaa insha Allah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.XOM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here