Milxo (dayniiile.com)- Laba nin oo Itoobiyaan kana soo jeeda Qowmiyada Oromada ayaa maanta lagu dilay Deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag.

Dilak ayaa yimid markii ay arimo shaqo isugu dhaceen shalinyaro Soomaali ah taasoo keentay in ugu danbeyn la qaarajiyo kuwa Itoobiyaanka ahaa.

Advertisement

Raga dilka fuliyay waxaa la sheegay inay yihin Soomaalida degta kilinka 5aad Itoobiya,wayna baxsadeen dilka kadib.

Laamaha amaanka deegaanka Milxo ayaa baadi goob ugu jira kooxaha dilkaasi ka gaystay deegaankaas inkastoo la sheegay in shalay Itoojiyaanku dhaawaceen mid ka mida dhalinyarada Soomaalida ah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDEG DEG: Dagaal goor dhaw ka dhex qarxay SSC Qaatumo iyo Somaliland
Next articleDowlada Kenya oo Xaflad sagootin ah u sameysay Danjirre Tarsan+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here