Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta  xukuntay  eedeysanayaal ka tirsan wasaaradda Maaliyadda,Bangiga Dhaxe, iyo Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Maxkamadeyntaan oo fadhiyo badan qaadatay ugu danbeyn Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka ayaa ku dhawaaqay xukunka mid kasta ku dhacay.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka:-

Previous articleWasiirada oo goor dhaw ansixiyay Golaha warbaahinta Qaranka
Next articleIs rasaaseyn dhimasho iyo dhaawacba sababtay oo Af-gooye ka dhacday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here