Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa baafineysa Hinda Ibraahim Maxamuud iyo Cabdullaahi Axmed Raage oo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kusoo eedeeyay lacag dhaqid, maalgalinta argagixisada iyo inay lacagaha u aruurin jireen Magafayaasha dadka tahriibiya ee dalka Liibiya.

May be an image of textMay be an image of text that says 'Muddo Soddon (30) maalmoed gudahood ah, bilaabanaysa maanta 00 ay taariikhdu tahay 24/03/2024 23/04/2024, maalin Talaado ah, saacaduna tahay: 10:00 Am) Subaxnimo, si ay is-kaga difaacaan cedda kusoo cedecyay Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka. Sidaas darteed, waxaa in ad dhowrtaan wakhtiga Maxkamaddu idiin qabatay, haddii aad Maxkamadda ku hor imaan waydaan muddada sare ku kusan, Maxkamaddu waxay qaadi doontaa habraaca ku xusan Qod. 128/E Xeer lambar. 84, 00 ay qaadi doonto dacwadiina idinkoo maqane ah. Saalax Cali Maxamuud GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA G/BANAKDIR GCBOLKA CRRENEN GEYBTA IQAASTA Email: Chairman@mgb.gov.so, Publicrelations@mgb.gov.so Tell: 770498000 Address HQ Office, H.Weyne District, London Road, Mogadishu, Somalia.'

Advertisement
Previous articleshirkii Wasiirada Hirshabelle oo looga hadlay arimo ku saabsan doorashada golaha deegaanka+SAWIRRO
Next articleDowlada India oo Maxkamad soo taageysa Somali ku eedeysan burcad badeednim dhawaan ay ka qabatay Badda Cas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here