Jowhar, 24-Maarso-2024: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada ee Dowladda Hirshabeelle.
Ugu horreyn waxaa xilalka loo dhaariyay Wasiirrada Wasaarradaha Qorsheynta, Caafimaadka iyo Batroolka ee Dowladda Hirshabeelle.

Shirka Golaha Wasiirrada ee Dowladda Hirshabeelle oo diirada lagu saaray u diyaar-garoowga shirka sannad-laha ee Golaha Wasiirrada.
Wasiirka Arrimaha Guddaha iyo Dowladdaha Hoose oo laga dhageystay warbixin ku aadan degmooyinka xiga ee laga hirgelinayo doorrashada Golaha Deegaanka.

Madaxtooyadda Hirshabeelle ayaa Golaha Wasiirrada la wadaagtay hannaanka loo wajahayo shir-sannadeedka Golaha Wasiirrada kaas oo lagu gorfeyn doonno muddadii sannadka sida ay shaqadda aheyd.
“Si aan u guulleysano waa inaan wadajir xil isaga saarnaa shaqadda, dhammaan Golaha Wasiirrada waa inay ogaadaan halka laga qiimeyn doono inay tahay shirka sannad-laha ee soo socda.”

Ugu dambeyn madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa faray Wasiirrada inay dardargeliyaan shaqadda.

DHAMMAAD

Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Nuur
Director.communication@hirshabelle.gov.so
May be an image of 2 people and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 5 people, television, dais and newsroom
May be an image of 8 people
May be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people and people studyingMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, headscarf and daisMay be an image of 3 people, newsroom and dais
Previous articleDagaal yahanada Xisbullah oo sheegay weerar ku dileen ciidamo Israa’iil ah
Next articleMaxkamadda Gobolka Banaadir oo u yeereysa laba ruux oo ku eedeysan lacag dhaqid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here