Soomaalidii ugu horeysay oo Xujey ah ayaa goor dhaw gaartay Magaalada Madiina ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Allaha ka aqballee Xujedaan oo la soo dhaweeyay ayaa basas waaweyn looga daabulay garoonka diyaaradaha si loo geeyo goobihii ay degi lahaayeen.

Advertisement

Kumanaan Xujey Soomaaliyeed ah, ayaa lagu wadaa inay sanadkaan ka mid noqdaan muslimiinta soo xajineysa insha Allaah.

Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta Dowlada Somlia ayaa maanta gaaray garoonka diyaaradaha adan abdulle ee Magaalada Muqdisho markii ay ka soo baxayeen xujeyda Soomaalida.

Shirkada Diyaaradaha Daallo ayaa qaaday maanta xujeydii ugu horeysay ee Soomalaiyeed kuwaasoo Sucuudiga u anbabaxay.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here