Qaramada Midoobe ayaa mar kale ku baaqday in Israa’iil joojiso duqeymaha ay ka wado Marinka Gaza xili dad shacaba ku sii dhamaanayaan.

Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Türk ayaa si cad  sheegayin nshacabka Gaza aysan jirin meel ay kaga badbaadaan duqeymaha Israa’iil.

Advertisement

“inkastoo israa’iil ugu baaqday reer Gaza inay danka koonfur aadaan kana hadana waxaad arkeysaa iyadoo la duqeynaayo koonfur iyo waqooyiba marka ma jirto meel ay ku bad baadayaan shacabka”ayuu tiri Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay

Warka nuucaan ah wuxuu cadeynayaa in dunidu colaad sii galeyso oo hay’adii qaramada midoobe ee loo sameeyay wax ka qabashada dalkii xadgudba ay sidaas u hadleyso.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleWasiir Mukhtaar Rooboow oo cayimay waqtiga Xajka loogu diyaar garoobaayo
Next articleDowlada oo Ciidamo Booliis ah u dirtay Magaalo Xeebaadka Caddalle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here