Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga oo maanta soo gaaray dalkeenna, kaas oo qeyb ka ahaa dhaqan-gelinta heshiiska iskaashiga difaaca.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Markabka Difaaca Turkiga ee ku soo xirtay Muqdisho uu yahay dhacdo taariikhi ah oo xoojinaysa iskaashiga iyo walaalnimada Soomaaliya iyo Turkiga.

Kulanka cashada ayaa waxaa ku wehelinayeen Ra’iisul Wasaaraha, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Xildhibaanno, saraakiil ciidan iyo Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya.
May be an image of 4 people and daisMay be an image of 6 people, table and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 6 peopleMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 4 people and beardMay be an image of 2 people and textMay be an image of 4 people, dais and text that says "CA! ORT HOTEL S"May be an image of ‎8 people and ‎text that says "‎d DE DÉCALE THOTEL IRPORTHOTEL HOTEb دمر‎"‎‎May be an image of 3 people and beardMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people, beard and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 people and text that says "AIRPOR all"May be an image of 12 people and suitMay be an image of 5 people and textMay be an image of 11 people and text
Previous articleGanacsade Soomaaliyeed oo guul ka keenay halgan sharciyeed kadib cunsuriyad uu kala kulmay booliska Turkiga
Next articleWasiirka arimaha dibada Turkey muxuu ka yiri markabkooda dagaal ee maanta soo gaaray Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here