War qoraala oo ka soo baxay Wasiirka Arimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan  ayuu kaga hadlay Markabkooda dagaal ee maanta soo gaaray Muqdisho iyo ujeedkiisa.
Warka Qoraalka Wasiirka waxaa saxaafada Muqdisho ugu akhriyay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyadoona af soomaalina loo turjumay.
“Booqashada maanta ee markabka dagaal TCG Kialada, ayaa qayb ka ah heshiiska difaaca iyo iskaashiga dhaqaalaha ee dhawaan aan wada saxiixannay inaga iyo Somalia, waxayna muujineysaa saaxiibtinimada, walaaltinimada, iskaashiga iyo aayaha wanaagsan ee aan la wadaageyno Soomaaliya.” ayuu ku yiri Wasiirku qoraalkiisa
“Xiriirka labada al ee Turkey iyo Soomaaliya  ka dhexeeya heerka uu gaarsiiasan yahay tusaale la mida dunida aad ayuu ugu yaryahay” ayuu yiri Wasiirka arimaha dibada  Turkey.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

Advertisement
Previous articleRa’iisulwasaare Xamze oo caawa casuumay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal+SAWIRRO
Next articleGuddoomiyaha Hay’adda SoDMA, oo Adis-ababa uga qeybgalay Shir muhiim ah +SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here