MUQDISHO(DAYNIIILE.COM)-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay Shir lagu soo badhigayo horumarka iyo guulaha laga gaaray amniga Caasimadda sanadka 2023.

Shirkaan oo hada socda ayaa waxaa goob-joog  ka ah masuuliyiin,Saraakiil iyo Culumaa’udiin waxaana xiligaan socota khudbooyinka.

Advertisement

Madaama wax badan amniga caasimada laga qabtay ayaa sidoo kale shirka looga hadli doonaa sidii Dowladu ula wareegi lahayd hubka sida sharci darada loo heysto.

Shirkaan iyo waxa ka soo hixi doona iyo hadalada Ra’iisulwasaaraha  wararkeena danbe ayaad kala socon kartaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleAmeerikaan doonaayay inuu Alshabaab ku biiro oo la qabtay
Next articleBilyaneerkii ka taajiray geerida dad ay Soomaali ka mid tahay oo isna geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here