Lix bilood oo burbur ah dagaalka Israa’iil ee Gaza iyada oo aan lahayn calaamad muujinaysa dhamaadka.
Lix bilood ka dib, oo in ka badan 33,000 oo Falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza hadana ma cadda jihada uu hadda dagaalku qaadi doono.
Haddaba halkaan ka daawo sawiradii laga qaaday mudadii dagaaladii socdeen hadey burbur tahay iyo hadey meydad iyo dhaawac yihiin:-
Advertisement