Hay’adda Maareynta Musiboyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa xalay ilaa maanta waxa ay degmada Doloow ee Gobolka Gedo ka wadaa in goobaha uu ka jilicsanyahay wabiga Jubba ee mara degmadaas, lagana cabsi qabo in uu fatahaad ka sameen karo ay ku xirto Jawaano Caro ah iyo caratuuro si bulshada naftooda loo badbaadiyo.

Toddobaadka soo socda ayaa degmadaas iyo magaalooyin kale oo dalka kamid ah laga cabsi qabaa in ay ka da’aan roob xogaan, kaas oo sababi kara daadad iyo fatahaado.

Advertisement

Hay’adda SoDMA waxaa shaqadaan ku wehliya Wasaaradda Gargaarka ee dowlad goboleedka Jubbaland, iyo dowladda Shiinaha oo ka saaciday.

Previous articleDekad macmal ah oo laga hir-geliyay Magaala Xeebeedka Baraawe+SAWIRRO
Next articleDowlada oo mar kale shaacisay Alshabaab la laayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here