BARAAWE (DAYNIILE.COM)- Magaala Xeebeedka Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa laga furey Dekad macmal ah.

Dooni sida shixnad badeecad ah ayaa socota dejinteeda iyadoo ay soo buux dhaafiyeen goobta dad shaqa doon sida xamaaliga iyo masuuliyiin.

Advertisement

Wasiirka Dekada Maamulka Koonfur-galbeed Cali C/llaahi ayaa saxaafada kula hadkay dekada wuxuuna sheegay in dekada lagu furay Alle ka sakow dadaalka Madaxweynaha Koonfur-Galbeed C/casiis Xasan Lafta-gareen.

Wasiirka wuxuu tilmaamay dekadaaami shaqa abuur u noqotay bulshada reer looonfur galbeed ayna aad ugu faraxsan yihiin.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleTababar loo soo xirey Saraakiil tirsan  Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda+SAWIRRO
Next articleShacabka Degmada Doolow oo bilaabay cara-tuur ay ku sameynayaan wabiga+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here