Wararka laga halaayo ismaamulka Lamu ee gobolka Xeebta ee Dalka  Kenya ayaa sheeegaya in halkaasi uu  ka dhacay shil diyaaradeed oo dhimasho badan sababay.

Diyaarada shilka gashay oo ahayd mid ciidanka Kenya ay isticmaalaan ayaa waxaa ku dhintay 8 askari oo saarnaa diyaaradaasi oo ahayd nuuca qumaatiga u kacda.

Advertisement

Diyaaradaan dagaal waxaa la sheegay inay xalay sameyneysay howlgal roondooyin ah oo ka dhan ahaa dagaal-yahanada Al-shabaab.

Wasaarada difaaca kenya ayaa ka tacsiyeysay dhimashada askarta Kenyaai ahaa ee saarnaa diyaaradaasi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here