Madaxwayne kuxigeenka dowlad goboleedka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlayay amniga guud ee gobolka gedo oo lagu qabtay degmada luuq

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay xildhibaano katirsan barlamanka dowlada federalka somalia xubno katirsan labada gole ee dowlad goboleedka jubbaland maamulka gobolka gedo kan degmada luuq saraakiisha laamaha amniga degmada iyo kuwa nabad ilaalinta ATMIS.

Advertisement

Shirka ayaa inta badan waxaa diirada lagu saaray sare uqaadista la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidii loo adkeyn lahaa amniga guud ee gobolka gedo

Previous articleDowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay howlgal ku dishay 30 katirsan Alshabaab
Next articleQabashada Vladimir Putin ee Koonfur Afrika waxay noqonaysaa ‘ku dhawaaqid dagaal’, ayuu yidhi Ramaphosa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here