1. Afar Maamul Gobaleed waa wada Socdaan, Laakin Dabadoodu meel iskulama jeedo.(F.S :1aad)

Advertisement

2. Maamul Gobaleedkii 5aad, ma madluunsanyahay, muse Qorsha kale ayuu ku fikraa. Mowqifkiisu ma caddo. ( F.S: 2aad)

3. Somali land, dhinac ayey u carartay, waxa ay Daba ordeena ma caddo.(F.S :3aad)

4. Khaatumo Siyaasadda socto ayey la yaaban tahay, waa Curdun waxaana wax loogu daray Kooxo Jilba diir ah.( F.S:4aad)

5. Banaadir, waa iska fadhidaa, waxa ay leedahay: Anigu ororod kuma jiro intaana la iigu imaanaa. (F.S:5aad)

6 Dowladiina Kursi Ruxruxmaayo ay ku kor fikiree. (F.S:6aad)

Qore: Yahya Amir

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here