Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Ahmed Said Mohamed oo uu wehliyo Lataliyaha Sare Mudane Mahad Abdi ayaa magaalada Lyon ee dalka Faransiiska uga qeybgalay shirka sanadlaha ah ee Interpol.

Shirkan oo ah kii 19aad oo ay kasoo qaybgaleen 196 dowladood oo xubin ka ah Interpol ayaa sanadkaan waxaa looga wadahadlay arrimo quseeya ka hortagga danbiyada socdaalka iyo xog isweydaarsiga.

Advertisement

Agaasimaha Guud ayaa kulamo gaar ah la yeeshay madaxda sare ee Interpol isaga oo kala hadlay kawada wadashaqaynta arrimaha socdaalka iyo isdhaafsiga xogta iyo wadaaga khibradaha.

Previous articleWafdi ka socda Hay’ada maareynta Masiibooyinka oo gaaray Baydhaba+SAWIRRO
Next articleDiyaarada Daallo oo Caawa Rakaabkii si nabad ah ku geysay Nairobi kadib markii Galabta ay mar degi weysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here