Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa shir gudoominayay shirka amniga Caasimada maalmaha ciida ee nagu soo foodleh.

Shirka amniga caasimada iyo nawaaxigeeda waxaa Goob joog ahaa Taliye xigeenka Koowaad ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S.Guuto Cusmaan C/lahi Maxamed (Kaniif) Taliyaha Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir, Saraakiisha fadhiyada madaxa Banaan Taliyaasha qeybyada ciidamada Boliiska iyo Taliyaasha Qeybyada NISA.

Advertisement
Waxaa Mudooyinkii Dambe Socday Qorshaha Xasilinta amniga Caasimada oo Mudooyinkii dambe Soohagagayay kadib dadaalo badan oo ay sameeyeen ciidamada qalabka sida ee ka Howlagala Caasimada Dalka.
Previous articleDowladda UK oo kansashay dhammaan deymihii ay ku laheyd Dowladda Soomaaliya.
Next articleMadaxda ugu sareysa Dalka oo Soomaalida ugu Hambalyeeyeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here