Taliska Booliiska ayaa war maanta mar kale ka soo baxcay waxay ugu danbeyn 20-ka bishaan u qabteen shacabka degan xaafada Dam-damiska ee ka soo horjeedka daarta Say-biyaano inay halkaasi ku baneeyaan.

May be a graphic of text that says "SOMALI POLICE FORCE TALISKA CIIDANKA BOLIISKA SOOMAALIYEED Ogeysiis Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Wuxuu Mar Sedaxaad Ku wargilinayaa Dadka Degan Xerada Dabdamiska Boliiska Soomaaliyeed In uu Dhamaadey Wakhtigii Loo Qabtey in ay ku baneeyaan Hadaba Qofkasta Oo Degan Xeradaas Waxaan Ku Wargilinaynaa in ay Muqadas Tahay Baneynta Xerada Dabdamiska Maalinta ay Taariikhda Tahay 20 April 2024 Si loo dhiso xarunta dabdamiska Boliiska Soomliyeed Bulshadana ay u hesho Xarun Dabdamis oo Buuxisa baahida hada jirta Mahadsanidiin @Somali @SomalPoliceForce Police Force"

Advertisement
Previous articleC/raxman C/shukuur “Xasan Sh qorshihiisu waa mudo kororsigii Farmaajo oo kale”
Next articleDhaqtaradii Haweenka iyo dhalaanka daweyn jirtay oo umal raacday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here