Taliska Booliska Gonolka Banaaadir ayaa mamnuucay dibad baxyada lagu qabto Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho .

Qoraal ka soo baxay Taliska qaybta Guud ee Booliska gobolka Banaadir ayaa laahu mamnuucay qaabashada banaan baxyada lidiga ku ah Amniga ee aan loo soo marain habraacyada sharciga ah .

Advertisement

Qoraalka ka soo baxay Taliska  Qaubta Guud ee booliska gobolka Banaadir ayaa u qornaa sidaan:

Dadweynaha Soomaaliyeed, ee ku dhaqan Caasimada iyo nawaaxigeeda, waxaa lagu wargalinayaa, sababo amaan dartood, in aan la abaabulikarin, la qaban karin banaan-bax aan loo marin habraac saxan, sida ku cad Xeerka Nabadgalyada Guud.

Cidii ku kacda ama lagu helo iyada oo abaabulaysa, waxaa laga qaadayaa talaabo sharciga waafaqsan.

Dhinaca kale, Taliska qeybta guud ee boliiska gobolka banaadir gaar ahaa saldhiga boliiska yaaqshiid  ayaa gacan kusoo dhigay Nin ku eedeysan Fal  burcadnimo  ah  kaasi oo dhac  u  geystay muwaadin  soomaaliyeed waxa uuna ka dhacay gaari caasi ahWaxaana la hor geyn donaaa caddaalada ayaa lahu yori warka ka soo baxay Booliskaa Soomaaliya .

Previous articleRW Xamsa Cabdi Barre: “Waxa aan diiradda saaraynaa Soomaali xor ka ah Deyn, AS, Musuq & qabyaalad”.
Next articleFaahfaahin ku saabsan weerarka Alshabaab ay ku qaadeen degaanka Cowsweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here