Sida ka muuqato furumaha ee dagaalka lagu doonaayo in lagu xureeyo dhulka Beesha Murusade ee Kala ah Ceel Buur iyo Gal hareeri ayaa sida muuqata laga dareemayaa kala qeybsanaan keeni karto in uu fashilmo halganka

Advertisement

Hadaba siday wax u jiraan

Waxaa jira in dhaqaalo lagu bixinooya sida loo kala qeybin lahaa Beeaha Murusade taa oo ay bixinayaan madaxda sare ee Dowlada Feseraalka kuwaa oo u adeegsanayaan Wasiirka Beesha Murusade iyo Gudoomiye ku xigeenka maaliyada iyo Siyaasada gobolka Banaadir

Dagaalka ayaa lagu wadaa labada Xildhibaan ee sida weyn Mucaaradka ugu ah Dowlada Xasan Sheikh Maxamuud kuwaas oo kala ah Xildhibaan Jacfar iyo Xildhibaanad Faaiza iyadoo laga dareemayo taa degmada Maxaas

Durba ayaa lagu bilaabay Xildhibaan Jacfar in laga fur furo cududa Habar Maxamed iyadoo Dowlada durba bilaawday in dhaqaalo iyo Hub siiso Beesha Hilibi Maxamed ee Murusade si loo kala qeybiyo awooda Jacaf oo ku tiirsan Habar Maxamed.

Halka Xildhibanad Faaiza Ciidankii iyo Tignikadii Habar ceyn diyaarisay la hoos geeyey Gaashaanle Ismaaciil oo ah Taliyaha Ciidanka Cumar binu qadaab

Xaalku sidoow ku socdo wax u wanaagsan maaha halganka lagu doonaayo in lagu xureeyo dhulka Murusade

Durba waxaa dareemee in qaab jufa hoosaa ciidamada Murusade is abaabulayaan taa oo sida muuqata wax guul ah lagu gaareynin

Xildhibaan Jacfar iyo Faaiza waxa kaliya lagu heystaa maxaa isugu duleen weyseen Xasan Sheikh iyo in ay magacooda saro u soo qadaan si Siyaasiyiinta hada jirta ee Murusade uga sara marin

Kala qeybsanaanta ka jirta Beesha Murusade xataa waxaa la yaabay Madaxweyne Xasan Sheikh oo shaqsigii u yimaaso Nin kaloo murusadaa Dacwo ka ah halkii uu Madaxweynaha ka doonaayey i horumarka dhulkiisa kala hadli lahaa

Si kastaba ha ahaatee sida hada muuqato maaha mid qalbiga u roon dadka jecel wadajirka Beesha Murusade oo 30 sano u danbeysay ku jirtay habac sanaan dhanka Siyaasada

Previous articleXog Mareykanka ,Turkiga iyo Madaxwene Xasan Sheikh oo isla gartay in Xilka laga qaado Mahad Salaad
Next articleSara ukac laga dareemayo magaalada Muqdisho Gawaarida Cabdi Bilayaasha iyo Hubka noocyadiisa kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here