GAZA (DAYNIIILE.COM)-Wararkii ugu danbeeyay ee duqeymaha Yuhuudu ku heyso Marinka Gaza ayaa sheegaya in maantana dad la laayay dad ka badan boqol ruux taasoo qeyb ka ah xasuuqa maalinlaha ah .

Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in 126 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerarrada Israel ee dhacay maanta oo Talaadado.

Advertisement

Maalintii 95-aad ayaa bcagaha la galiyay kadib bilowgii  dagaalka iyo duqeymaha Gaza tan iyo -dii bishii Oktobar ee sanadkii tagay.

Dhanka kale Kooxda Iskaamiyiinta ee Xisbullah kana dagaalanta Lubnaan ayaa ‘beenisay sheegaya Yuhuuda ee ah inay dileen taliyiihii qeybta koonfureesd ee Xisbulllaah, waxay sheegeen in qofka la dilay uusan ahayn Taliyaha qeybta Koonfureed.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleKooxda kubada cagta Maamulka Juballand oo Galabta gaaray guushoodii ugu horeysay
Next articleXisbiga Wadani oo Cambareeyay Xariga Cabdimaalik Muuse Coldoon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here