Wasiirka Ganacsiga DFS ee maanta yiri Muwaadin Soomaali ah baan shaqada ka ceyriyey si aan qaraabadeyda boos ugu helo, Amarkii Madaxweyne Xassan Sheekh uu May 2023 amray ayuu fuliyey, maaha dhacdo cusub, taas aan aragnaa Madaxweynaha iyo wasiirkeedu waa Soomaaliyada sharcigu sareeyo.

Xaafiisyada Madaxweynaha, Gudoomiyaha golaha shacabka, Ra’iisulwasaraaha, 11 wasaaradood, Hay’addaha Amniga iyo Hay’ado Madax banaan ee XFS ayaa shaqaale Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan laga ceyriyey, oo qaraabo lagu bedeshay, iyadoo ay cadahay oo kiisaskooda la wada hayo.

Advertisement

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Musuqmaasuqa la dagaalamaya, si dhaqaalaha loo ilaaliyo dhalinyaraduna shaqo u helaan, Deyntana loo cafiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here