Ra’iisulwasaarihii hore  Xasan Cali Kheyre oo Munaasabada Ciida darteed hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed.

Qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ayaa sidan u qornaa:-

Advertisement
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.
Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.

Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad.
May be an image of 1 person and text
Previous articleDAAWO; Madaxweyne Xasan oo Masaajidka Isbahaysiga kula tukaday Salaada Ciida dad fara badan
Next articleMadaxweyne Xasan oo Farxada Ciida la qaatay Caruurta ay dhaleen Ciidamada Qaranka u dhintay+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here