Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Saaka Salaada ciida ku tukaday Masaajidka Isbaahysiga Masuuliyiin iyo shacab fara badan.
Madaxweynaha ayaa Salaada kadib hadlay wuxuu Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida ugu Hambalyeeyay Farxada Ciidul fidriga.
Previous articleMadaxda ugu sareysa Dalka oo Soomaalida ugu Hambalyeeyeen
Next articleXasan Cali Kheyre oo Ciida ugu Hambalyeeyay Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here