Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa u gudbiyay Guddoonka Golaha mooshin loogu yeerayo Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada, si suโ€™aalo looga weydiiyo qaraxii Kulliyadda Jaalle Siyaad, halkaasoo maalintii isniintii uu qof naftii halige ah isku dhex qarxiyay xeradaas, xilli askar fara badan saf ku jireen.

Qaraxan ayaa ahaa kii ugu khasaaraha badnaa inta la xusuuso xero ka mid ah xeryaha ciidamada, kaddib sanadkii hore oo sidan kale qarax uga dhacay Warshadda Nacnaca, Inkastoo uu khasaaraha uu yaraa.

Advertisement
Previous articleMakxkamadeynta Masโ€™uuliyiin loo heysto musuq maasuq oo socota
Next article๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here