MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa caawa casuumaad u fidiyay ciyaartiyda Xulka Hirshalle kuwaasoo soo gaaray fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada.

Mid ka mida Hoteelada Muqdisho ayaa caawa xaflad  loogu sameynayaa Xulka Hirshabelle taasoo loo badinaayo in abaal marino lagu gudoonsiinaay.

Advertisement

Ciyaartoyda Hirshavelle markii ay fiinaalka soo gaareen ayuu xaflad u qabtay wuxuuna ka dhex balan qaaday hadii ay koobka qaadaan iyo hadeysan qaadinba inuu aabaal marino siin doono.

Caawa waxaa lagu wadaa inay soo wada xaafiraan ciyaartoyda Hirshalle iyo Macaliniintaba.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Previous articleHanti-dhowraha Guud ee Somalia oo la kulmay Masuulka  Hantidhowrada Carabta+Sawirro
Next articleDAAWO: Gacan ku dhiiglihii oo Muqdisho la soo gaarsiiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here