Wararka laga helaaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in goor dhaw xoogagga Alshabaab ay weerar culus ku qaadeen deegaanka Ceel la-helay.
Dagaalkaan oo wali socda sida warka aan ku helnay ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan.
Lama oga sida xaalku ku danbeyn doono madaama dagaalka wax kasta laga filan karo.
Labada dhinac wax wara wali kama soo bixin inkastoo dagaal bilow ah aan lagu degdegi karin ka hadalkiisa.
Wixii war ah ee soo kordha wararkeena xiga ayaad kaga bogan kartaan insha Allaah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement