HomeWarkiixuska maalinta dhallinyarada ee SYL oo Muqdisho ka socota+SAWIRRO

xuska maalinta dhallinyarada ee SYL oo Muqdisho ka socota+SAWIRRO

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka socota Munaasabad ballaaran oo lagu xusayo maalinta dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ee SYL
kaasoo ay soo qaban qabaisay Dowlada Somalia.
Xuska maalinta 15-ka May oo goor dhaw la furey ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka soo qeybgalo Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta kale ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya.
Ururkii SYL ee dhallinyaro Soomaaliyeed waxaa la aas’aasay 15-kii May 1943-kii waxaana hadafkoodu uu ahaa si ay dalka uga hoos bixiyaan gumeysigii reer galbeedka ee sida qasabka ah ku xukumayay Somalia,wayna ku guulesteen.
Sidoo kale xuska maalinta dhalinyarada ee 15-ka May waxaa maanta ku lamaanan xuska isla 15-ka may oo ay markii Madaxweyne Xassan loo doortay Madaxweynaha Somalia.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 8 peopleMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, headscarf and daisMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 peopleMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 4 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -