Aftermath of deadly Israeli air raid on al-Ahli Arab Hospital

Caawa waxa ka socda Magaalada Gaza xasuuqii ugu ba’naa ee abid Yuhuuda u gaysato waqtiyadaan danbe dadka reer Falastiin .

Advertisement

Duqeyn  arxan daro ah ayaa caawa saacado xiriir ah ku socota iyadoo ilaa iminka oo 11-15 saq dhexe sii mareyso ay wali wadaan xasuuqa.

Alle SWT waa caadil waxaan rajeyneynaa in Caddowga Gaalada ee isbahaystay uu ka qabto dadka muslimiinta ee shacabka ah islamarkaana aan waxba galabsan sidoo kale waxaan u rajeyneynaa inta ku baxdana inay Alle naxariistiisa helaan.

wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in tirada dhimshada shacabka reer Falastiin ay cagta galisay kun ruux iyo kasii badan iyadoo daqiiqado ka hor 800-900 xisaabtu ahayd.

Duqeymaha iyo xasuuqa ay Yuhuudu ka wado Magaalada Gaza wee reer Falastiin wixii ku soo kordha wararkeena xiga ayan idinku soo gudbineynaa insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Palestinians react as people search for casualties under the rubble of a building destroyed by Israeli strikes in Khan Younis

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here