Sida ay sheegtay warbaahinta Israa’iil waxaa jirta cabsi Israa’iil ka qabto weerar diyaaradeed oo kaga yimaada Ururka Islaamiga ah ee Xisbullah kuwaasoo ka soo jeeda dalka Lubnaan.

Seeriga digniinta ayaa laga maqlay waqooyiga Israa’iil iyadoona looga dhawaqayay marinka sare Galilee ee waqooyiga Israa’iil cabsi laga qabo in ay soo galaan diyaarad Xisbullah leeyihiin.

Advertisement

Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay si joogto ah seeriga digniinta uga dhacayay gobolka ku yaala xuduudka Lubnaan, iyadoo ay sii socdaan xiisadaha iyo rasaasta ay is weydaarsanayaan Israa’iil iyo kooxda Xisbullah ee Lubnaan.

Natanyahu oo garab ka helaya Mareykanka ayaa hore u muujiyay ineysan awoodin dagaal  Lubnaan ay ka galaan  madaama ay dagaalka Gaza ku jiraan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Mengenal Hizbullah, Ormas Asal Lebanon yang Pernah Hancurkan Israel

Previous articleUkraine oo ku eedeysay Ruushka inay dileen asakar maxaabiis ahayd
Next articleMidowga Afrika oo dhabarka ka toogtay Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here