1. Iraad Cabdi Aadan – Agaasimaha waaxda budget-ka Wasaaradda Maaliyadda.

Advertisement

2. Bashiir Cabdullaahi Faarax – Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Arimaha Dibadda.

3. Xasan Xaaji Abukar – Agaasimaha Waaxda Dhulka ee Dowladda Hoose ee Gobolka Banaadir.

4. Danjire Maxamed Axmed Nuur Tarsan – Safiirka Somalia ee Kenya.

5. Maxamuud Macalin Cabdulle – Maareeyaha Hay’adda 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 ee Gargaarka.

6. Maxamed Cali Nuur Xaaji – Xoghayihii Joogtada ahaa ee Wasaaradda Arimaha Dibadda.

7. Axmednuur Maxamed Uleex – Xoghayihii hore Xafiiska Ra’iisul Wasaaraaha.

8. Yaxye Cali Hareeri – Xiriiriyihii Hay’adaha Gargaarka iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraaha.

Raggaan ayaa lagu heystaa musuq maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne oo baaxad leh.

Labadda Taliye ee Booliska iyo Nabadsugidda ayaa lagu wargeliyay in ay waajibaad koodii si toos ah u gutaan, lana shaqeeyaan Hay’adda Cadaaladda.

Previous articleIbrahimovic iyo Maldini oo ku midoobay San Siro inta lagu guda jiro bandhiga Coldplay
Next articleBooliska oo soo bandhigay Ninkii hoggaaminayay raggii hoobiyeyaasha ku weeraray Garoonka Aadan-Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here