Garoowe : 23 March 2024: Magaalada Garowe waxaa maanta ka furmay shir u dhexeeya Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif iyo Farmaajo .

Shirkaan waxaa looga hadlayaa marxladda uu dalku marayo xili ay dhaamntood dhaliilsan yihiin habka Dowlada Somalia u ansixineyso dastuurka.

Advertisement

Sidoo kale waxaa shirka ka qeybgalaya Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland  Ilyaas Cismaan Lugatoor , Guddoomiyaha Golaha Wakillada Puntland C/irisaaq Axmed Siciid, Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakillada Puntland  Maxamed Baari , Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Goleyaasha Puntland.May be an image of 6 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 2 people, headscarf and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and dais

Previous articleXamze oo magacaabay gudi diyaariya sidii Somalia u kasban lahayd Xilka Midowga Afrika
Next articleGudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Malaaq Cali Cabdiraxmaan Cali Shiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here