Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi-Barre ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika iyo Ergada gaarka ah ee Ololaha Doorashada Guddoonka Guddiga Midowga Afrika.

Soomaaliya oo tartankaasi qeyb ka ah ayaa waxaa u sharraxan Marwo Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo hore u soo noqotey Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda.

Advertisement

Guddiyada la magscaabey ayaa ka shaqeyn doona sidii ay Soomaaliya kursigaas u hanan lahayd.

May be an image of ‎text that says "‎Federaalka Soomaaliya Xafiiska 'iisul Wasaaraha الفيدرالية الصومال جمهورية الوزراء رئیس مکتب The Federal Republic Somalia Office Prime Minister Tixraac:XRW/ 3/03/2024 Dhammaan Xubnaha Guddiga Tariikh: 21/03/2024 Magacaaban Ololaha Doorashada Guddiga Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markuu Arkay: Qodobada Markuu Arkay: Xarfaha iyo Markuu Arkay: Qodobka 100aad Xarfaha Baahida Dastuurka KMG; magacaabo Guddiga Qabanqaabada Ololaha Marku Tixgeliyay: Xildhibaan Muhiimadda leedahay qeybgalka Guddiga Midowga Afrika doorka Dowladda gobolka xoojinayo Ururrada dowliga Midowga Afrika Qodobka guddi Wasiiro Guddiga Midowga shaqeynaya Qabanqaabada Ololaha Doorashada (Chairperson Africa Union Commission), Cabdirisaaq Cumar Maxamed Axmed Cabdi Cali (hy) Mudane: Cali Maxamed Cumar Xubin Guddiga kana dhaqsiyaha‎"‎May be an image of text

Previous articleSarkaal muhiim u ahaa Dowlada oo Saaka ku dhintay Dagaal ka dhacay Gobolka Sh.hoose
Next articleShir Garowe uga furmay Saciid Dani,Shariif iyo Farmaajo+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here