MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’isal wasaare ku xigeenka Xukuumada faderaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta dhagax-dhigay laanta socotada Booliska Soomaaliyeed.
Xaruntaan marka la dhiso waxay hoy u noqon doonta askarta u kala socdaali doonta gobollada dalka iyo kuwa tababarka ku jira.
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo Taliyaha Ciidanka Booliska  Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa iyaguna goon joog ka ahaa mubaasabada dhagax dhiga.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleDooman nuuca raaxada iyo dalxiiska oo la keenay Xeebaha Muqdisho .+SAWIRRO
Next articleDowlada Somalia oo dalka ka ceyrisay Wakiilka QM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here