Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa xubin rasmi ah ka noqotay guddiga maamulaya Hay’adda African Risk Capacity (ARC).
Hay’adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ee SOdMA ayaa la sheegay inay sedexda sano ee socota xunin ka tahay Gudiga maamulaya Hay’ada African Risk Capacity (ARC) taasoo guul u ah Soomaaliya madaama aysan hore uga mid ahayn Hogaanka.
Soomaaliya waxaa ku matalaya Maxamed Cumar Macallin (Wayaake) oo la taliye sare ka ah Hay’ada maareynta musiibooyinka Soomaaliya.
Tartan loo galay jagadaan ayey Soomaaliya kaga guulaysatay 39 waddan oo Afrikaan ah.
XAFIIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWararka ugu danbeeyay xaalada Qaza
Next articleWar-murtiyeed ku saabsan ku saabsan Xiriirka Dowlada iyo Dowlad Goboleedyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here