BALAD-XAAWO (DAYNIILE.COM)-Degmada Balad Xaawo ee Gobalka Gedo waxaa soo gaaray Wafdi uu hoogaaminayo Abaandulaha Qeybta 43aad ee ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliya.
Sarkaalkaan ayaa u yimid si uu ugu kuur galo xaalada Magaalada Balad-Xaawo gaar ahaan mida ciidamada Xooga Dalka ee halkaasi ka howlgala marka la eego dagaalada lagula jiro Alshabaab.
Waftiga Abaandulaha Qeybta 43aad waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa Taliyaha Guutadda 10aad Qeybta 43aad Gashanle Cismaan Sheikh Abdi Qorax iyo Saraakiil kale.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 5 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 person and text that says "XOOe XOOGALDS COLFGORAX KAX COL"May be an image of 1 personMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 7 people, rhinoceros and textMay be an image of 1 person and text
Previous articleMadaxweyne Xasan oo isugu yeeray Shir isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran
Next articleMusiibadii Soomaaliya dadka ku dishay sanadkii hore oo saynisyahanno sheegeen halka ay ku dambeysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here