Madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir isgu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran oo ay iskula jiraan Hogaanka Dowlada Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya.

Shirkaan ayaa lagu casuumay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya wuxuu dhici doonaa taariikhda 20-21-ka April ee sanadkaan 2024

Advertisement

May be an image of text

Previous articleFanaanada Ugbaad Aragsan oo goor dhaw Xabsiga loo taxaabay
Next articleAbaandulaha Qeybta 43aad ee ciidanka dhulka oo booqday Balad-xaawo+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here