HARGEYSA (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Maamulka Somaliland ayaa goor dhaw xabsiga u taxaabay fannaanada caanka ah ee Ugbaad Aragsan.

Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo ujeedka xariga ayaa sheegaya inay qaaday hees lagu amaanayo Magalada Muqdisho ee caasimada Qaranka Soomaaliyeed.
Heestaan ereyada ku jira ay ka mid tahay Allow barakeey Xamar ayaa lagu baahiyay barta TikTok-ga.

maaha fanaankii ama qofkii ugu horeeyay oo caan ah oo loo xiro arimo ku saabsan Soomaaliya waxaa hore loo xirey fanaaniin badan iyo shaqsiyaad baraha bulshada caan ka ah iyo waliba siyaasiyiin.

Advertisement
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleWasiirka cusub ee arimaha gudaha oo xilka la wareegay+,SAWIRRO
Next articleMadaxweyne Xasan oo isugu yeeray Shir isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here