MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Af-hayeenka Booliiska Soomaaliya Sadiiq Doodishe ayaa shir jaràa’id goor dhaw Muqdisho ku qabtay isagoona ka warbixiyay dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee Xamar iyo guud ahaan dalka ka dhacay.

Dhacdooyinka weerarada, dagaalada, qaraxyada iyo shilalka ayuu sharaxaad ka bixiyay khasaarooyinka ka dhashay naf iyo maal intaba.

Advertisement

Warbixinta Afhayeenka ka daawo muuqaal aan ka soo qaadanay Tv-ga Qaranka:-

 

Previous articleDAAWO: Wasiirka Ciyaaraha oo fashiliyay tacadi ka dhici jirey VIP-da Stadium Muqdisho
Next articleShirkadaha Korontada Xamar oo qaatay amarkii Dowlada ee ahaa inay midoobaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here