1. Buulo-mareer (dayniiile.xom)-Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaasba Alshabaab ay weerar xooggan ku qaadeen saldhig ay degen yihiin Ciidamda Atmis.

Saldhigaan oo ku yaal Buulo-mareer Gobolka Shabeelaha hoose ayaa la soo sheegayaa inay labada dhinac  dagaalamayeen mudo hal sasc ah.

Labada dhinac waxay isu adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo kooxda Alshabaab isku daygoodu inta badan yahay  inay ama askar badan laayaan ama qabsadaan saldhiga.

Advertisement

Labada dhinac midkoodna kama hadlin weerarkaasi,khasaaraha ka dhashay inta uu gaarsiisan yahay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here