UJEEDO: magacaabista Gudoomiye ku xigeenka maamulka Maaliyada gobolka Gedo iyo Gudoomiye ku xigeenada degmooyinka Beledxaawo iyo Buurdhuubo

Tix-raac: XM/DGJS/059/2024

Advertisement

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Jubaland, Cutubkiisa 4aad,Qodobka 72ad, Fargada(5aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland;

Markuu Latashaday: Madaxweyne ku-xigeenada Dowladda Jubaland;

Wuxuu Madaxweynaha Dowaladd Jubaland u magacaabay:

1. Xuseen Askar Maxamuud Gudoomiya kuxigeenka maamulka Maaliyada Gobalka Gedo.
2. Xasan Maxamuud Cali Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo.
3. C/Raxmaan Cabdulaahi Cali Gudoomiye ku xigeenka Amniga lyo Siyaasada Degmada Buurdhuube.
4. Cabdicasiis Xareed Cabdulaahi Gudoomiyaha Degmada Balad Xaawo.
5. Cabdifataax Nuur Mataan Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada BeledXaawo.

Magacaabistan waxay dhaqangalaysaa marka uu Madaxweynahu sixiixo wuuna sixiixay.

DHAMMAAAAD.

Previous articleGantaal ay rideen xuutiyiinta oo sababay dhimashada shaqaale markab
Next articleWasiirrada oo meel meriyay Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Bangiga Horumarinta Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here