Kooxda hubeysan ee xuutiyiinta Yeman ayaa la soo sheegayaa inay weerar ku qaadeen markab ganacsi oo maraayay bada cas

Gantaalkaan oo ahaa nuuca balaastikada sida Mareykanku sheegeen wuxuu ku dhacay markab Ganacsi oo badeecad u siday Dalka Sacuudiga.

Advertisement

Milatariga Mareykanka ayaa shaaciyay in gantaalka xuutiyiinta uu sababay dhimashada sedex shaaalaha markabka ka tirsanaa.

Markabka mashaqadaani ku dhacday ayaa waray calanka Jaziirqda Barbaddo balse Liberia ayaa laga leeyahay.

Markabkaan ayaa ku siii jeeday dalka Dacuudiga wuxuuna siday biro ka yimid dhabka shiinaha

Waa markii ugu horeysay oo lagu dhinto weerar xuutiyiintu ku qaaday maraakiibta adeegsata badda Cas.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleWiil Xalay lagu dilay Degmada Kaaraan
Next articleAxmed Madoobe oo xilal magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here