Ciidanka Booliska Puntland Qaybta gobolka Karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane lagu magacaabo Abdirahman Mohamud Ali Musse Siilaanyo kaas oo dil xalay ugu geystay magaalada Qardho Marxuum Mohamud Cali Mohamud. Hawlgalka Qabashada ayaa kadhacay agagaarka Adisoone ee Gobolka Karkaar.

Eedeysanaha oo ay Ciidanku gacanta ku hayaan, waxaana la waafajin doonaa Garsoorka awooda u leh saalad u maro.

Advertisement

Mahadsanidiin.

Ciidanka Booliska Puntland Qaybta gobolka Karkaar ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane lagu magacaabo Abdirahman Mohamud Ali Musse Siilaanyo kaas oo dil xalay ugu geystay magaalada Qardho Marxuum Mohamud Cali Mohamud. Hawlgalka Qabashada ayaa kadhacay agagaarka Adisoone ee Gobolka Karkaar.

Eedeysanaha oo ay Ciidanku gacanta ku hayaan, waxaana la waafajin doonaa Garsoorka awooda u leh si uu cadaalad u maro.

 

Previous articleAqoon yahan ka shifay in National ID-ga Dowladu wado uusan dunida ka sharciyeysneyn
Next articleHowlgal kale oo laga fuliyay Gal-hareeri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here