Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Howlgal Qorshaysan ayaa lagu laayay xubno Alshabaab ka tirsanaa howlgal ka dhacay Degmada Gal-hareeri.

Sidoo howlgalka oo duqeyn ah ayaa lagu burburiyay xarumo Alshabaab  ay la haayeen inkastoo wali faah faahin laga soo saarin.

Advertisement

Howlgalkaan ayaa xalay ka dhacay magaalada Galhareeri ee Gobalka Galgaduud..

Previous articleBooliska Puntland oo xabsiga dhigeen nin dil gaystay
Next articleNin Xaaskiiisa ku gubay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here