Balcad, 23-April-2024, Guddoomiyaha degmada Balcad mudane Qaasim Cali Nuur iyo shacabka degmada ayaa si diirran u soo dhaweeyay madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

Socdaalka waxaa ku wehliyo xubno ka kala tirsan Golaha Wasiirrada iyo Barlamaanka Dowladda Hirshabeelle iyo Xildhibaan Cusmaan Xaadoolle.

Advertisement

Dadka deeggaanka ayaa waqti dheer sugayay mashaariicda maanta laga daah-furay degmada Balcad.

Madaxweynaha ayaa xariga ka jaray garoonka kubbadda cagta ee Dr. Ayuub Jeenyo kaas oo horumar u ah dadka deegaanka.

DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Maxamed Shuuriye Barakat

default
default

Previous articleMaxaa ka jira in Dekada Muqdisho uu soo gaaray Markab dagaal oo Turkey laga leeyahay
Next articleDowlada oo la hadashay Beelaha ku dagaalamaya Gobolada Dalka qaarkood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here